Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Cawayska Washington


Ku soo dhowaada qayb kale oo xiise leh oo ka mida Barnaamijka Cawayska Washington oo aanu ku soo qaadan doonno sheekooyin xiise badan iyo weliba qaybtii aan ku waraysan jirnay fanaaniinta.

Sahra Ciidle Nuur ayaa inala socodsiinaysa barnaamijka cawayska Washington ee halka hoose ka dhageyso:

Dhageyso Caweyska Washington
please wait

No media source currently available

0:00 0:24:36 0:00

XS
SM
MD
LG