Isku xirrada

Faaqidaadda iyo Weerarkii Jaamacadda Garissa


Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay weeraradii ay soo maleegtay kooxda Al-Shabaab ee ay 148 qof ku dhinteen magaalada Garissa ee Woqooyiga Bari ee Dalka Kenya.

Barnaamijka waxaa lagu qabtay magaalada Gaarissa waxana aad Barnaamijkan ku maqli doontaan falooyin iyo talooyin ka tarjumaya aragtida iyo dareenka dhabta ah ee ku xiriira dhibaatooyinka Shabaab gobolkaas ku heyso.

Wariyha VOA ee Gaarissa, Maxamed Faarax Shire ayaa noo soo diyaariyey, soona jeedinaya.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso Barnaamijka oo dhan.

XS
SM
MD
LG