Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda oo Lacag Dul Dhigtay Saraakiisha Shabab


Dowladda Soomaaliya ayaa maanta lacag 1 million iyo 300 oo kun oo Dollar dul-dhigtay 11 xubnood oo ka tirsan madaxda ururka al-Shabaab, oo uu ku jiro, hoggaamiyaha ururka Axmed Diiriye “Ubu Cubeydah” Xaaji Cabdiweli.

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo saartay liiska 11 xubnood oo ay sheegtay inay yihiin saraakiisha al-Shabaab kuwaasi oo ay aad u baadigoobayso.

Madaxa al-Ashbaab, Abu-Cubeyda waxay dowladdu isaga madaxiisa dul dhigtay 250 kun oo Dollar.

Afhayeenka xukuumadda Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa VOA uga warramay arrintan.

Wareysiga oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Waraysi ku saabsan Dwaladda oo Baadigoobaysa Madaxda Shabaabka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:19 0:00

XS
SM
MD
LG