Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Xassan oo Tagay Dhuusa-mareeb


Cadaado
Cadaado

Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud ayaa tagay magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta gobolka Galguduud.

Madaxweynaha ayaa waxa uu la hadalay boqolaal dadkii ku soo dhaweeyay halkaasi ah, isagoo u sheegay in 11ka bishan April uu magaalada Cadaado uu si rasmi ah uga furmayo shirkii maamul u sameeynta gobolada dhexe, masuuliyiinta Qarankuna ay goob joog ka noqon doonaan.

Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamud waxa uu sidoo kale sheegay in Dhuusa-mareeb ay noqon doonto xarunta maamulka.

XS
SM
MD
LG