Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxooti Soomaali iyo Yemeniyiin ah oo gaaray Berbera


Markab sida qaxooti ka soo qaxay dagaallada ka socda Yemen ayaa xalay ku soo xirtay dekedda magaalada Berbera. Qaxootigan oo isugu jira Soomaali iyo Yemeniyiin ayaa la dejiyay meelo loogu talogalay oo ay dawladda Somaliland u diyaarisay. Masuuliyiinta Somaliland qaarkood ayaa VOA u sheegay in la rejaynayo qaxooti kale oo ku soo wajahan Berbera.

Dhinaca kalem maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegay in Deeganada Puntland ay soo gareen ilaa 8 Doomood bishan gudaheed kuwaaso siday Qaxooti soomaliyeed oo ka badan 200 qof. Puntland waxay ku baaqday In gacan laga siiyo sidii ay dadkaasi dib u dejin ugu samayn lahayd.

Warbixinada oo faah faahsan ka dhageyso qaybta hoose.

QAXOOTIGA GAARAY BERBERA
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:10 0:00
QAXOOTIGA GAARAY PUNTLAND
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:39 0:00

XS
SM
MD
LG