Isku xirrada

Xukun Dil ah oo Lagu Riday al-Shabab


Maxkamada milatariga oo ku taalla magaalada Muqdisho ayaa maanta (April 6, 2015) xukun dil ah ku ridday laba nin oo lagu eedeeyey inay ka tirsna yihiin ururka Alk-Shabab oo maxkamaddu ay ku heshay inay ka danbeeyeen dilal ay ka mid ahaayeen saddex xildhibaan oo kala ah, Adan Maxamed Cali (Mad-deer), Saado Cali Warsame iyo Maxamed Maxamuud Xayd iyo laba ka tirsan nabad sugidda.

Guddiga Maxkamadda ciidamada ayaa ku dhowaaqay maanta xukunka.

XS
SM
MD
LG