Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qisada Qoys kasoo Qaxay dalka Yemen


Qoys Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadkii toddobaadkan ka soo qaxay dalka Yemen ayaa ka waramay waayihii ka soo maray tahriibta iyaga oo afar mar u kala tahriibay dalalka Sucuudiga, Suuriya, iyo Yemen. Qoyskan ayaa hadda ku sugan magaalada Boosaaso oo ay soo gaareen 1dii bishan April.

Dhageyso Qisada Qoyska Soomaalida
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:59 0:00

XS
SM
MD
LG