Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Safiirka UK ee Somalia Amb Neil Wigan


Danjire Neil Wigan
Danjire Neil Wigan

Dawladda Biritan waa waddankii ugu horreeyey ee safiir u magacaaba Soomaaliya tan iyo 1991-kii, safiirkaasi oo fadhigiisu yahay magaalada Muqdishu.

Sannadihii ugu dambeeyey Biritan waxay door weyn ka ciyaaraysay dib u dhiska iyo kaalmaynaya Soomaaliya iyadoo tobannaan milyan oo doolar ku bixisay dalka.

Haddaba waxaa maanta marti noogu ah Barnaamijka Martida Makarafoonka Safiirka Biritan ee Soomaaliya Neil Wigan.

Haaruun Macruuf ayaa ku waraystay Barnaamijka.

Martida: Ambassador Neil Wiegen
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:47 0:00

XS
SM
MD
LG