Isku xirrada

Duruufo kala duwan ayaa soo foodsaara qoysaska Soomaalida ee ku nool Qurbaha, dhibaatooyinkaasi waxay si weyn saamayn ugu yeesheen burbur ku yimaadda qoysaska.

Cadar Axmed Kaahin oo ah jilaa caan ka ah geyiga Soomaalida ayaa ka hadlaysa dhibaatooyinka soo foodsaara qoysaska, Ismaaciil Xuseen Farjar ayay khadka Telefoonka ugu warantay:

XS
SM
MD
LG