Isku xirrada

Ciidanka Haadi oo Qabsaday Airport-ka Cadan


Ciidamo kala taageersan madaxweyne Cabdirabbu Mansuur Haaddi iyo madaxweynihii hore Cali C. Saalax ayaa Iska-hor-imaad ku dhex maray magaalada Cadan. Mr. Haadi ciidankiisa ayaa qabsaday gegida dayuuradaha

Madaxweyne Cali C. Saalix oo kacdoon dadweyne dartii xilka uga degay ayaa xiliyadii dambe si muuqata loo arkayey saameyntiisa amni ee dalka, isaga oo gacan saar la yeeshay kooxda falaagada ah ee Xuutiyiinta.

XS
SM
MD
LG