Isku xirrada

Weerar ka Dhacay Buuhoodle


Buuhoodle

Buuhoodle

Ciidamo ka soo gudbey dhanka xuduuda Ethiopia ayaa soo weerarey nin la sheegey in uu ahaa macalin dugsi deegaanka Buuhoodle. Isku deygaas ayaa markii danbe fashilmey iyadoo macalinkiina uu meesha ka baxsadey.

Haweeney ayaa la sheegey in goobtaas ay ku dhaawacantey, iyadoo dhaawaceediina loo qaadey magaalada Garowe sida uu voa u sheegey Cabdiraxman Cabdullahi Axmed "Afweyne" oo sarkaal ka tirsan maamulka Puntland oo jooga Buuhoodle. halkan ka dhageyso wareysigiisa


XS
SM
MD
LG