Isku xirrada

Aden Barre: Al-Shabab mala Hadlayno


Hogaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya, Aden Barre Ducaale ayaa ka noqday hadal uu sheegay oo ahaa in ururka Alshabab lala xaajoodo, isaga oo dhinaca kalena sheegay in Kenya aysan la hadleynin argagixiso.

Aden Barre Ducaale ayaa wareysi uu VOA siiyay ku sheegay in hadalka uu u wadan in odoyaasha beelaha daga Mandera ee dhinaca xadka Soimalia iyo Kenya ay wada hadlaan si looga hortago weerarada al-Shabab ee gudaha Kenya.

Wareysiga Aden Barre oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG