Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maalinta Dumarka Adduunka ee 8-da Maarso


8-da Maarso waxa loo asteeyey maalinta dumarka adduunka, iyada oo haween badani oo dunida ku nool ay nolosha horumar ka sameeyeen ayaa kuwo kalena ay wali la kulmaan xadgudubyo iyo daryeel la'aan badan.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxa inoo haysa Sahra Ciidle Nuur.

Dhageyso warbixinta 8da Maarso
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:03 0:00

XS
SM
MD
LG