Isku xirrada

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha


Ku soo dhowaada Barnaamijkii Xiisaha lahaa ee Hambalyada iyo Heesaha oo aanu aalaaba ku soo qaadano dhambaallada tahniyadaha ah ee aad u diraysaan eheladiina iyo asxaabtiina sidoo kale waxaan ku soo qaadanaa qaar ka mida heesaha kala duwan.

Waxaana Barnaamijka Hambalyada innoo daadahaynaya Caasha Cuud iyo Ibraahin Daanduray

XS
SM
MD
LG