Isku xirrada

Faaqidaadda: Kulankii bur buray ee Istanbuul

  • Mohamed Olad

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka ee Jimcahan waxa uu ku saabsan yahay kulankii fashilmay ee magaalada Istanbuul ku dhex mari lahaa Soomaaliya iyo Somaliland.

Barnaamijka oo dhameystiran ku dhageyso qaybta hoose.

XS
SM
MD
LG