Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xawaaladaha oo Kulamo la Qaatay Masuuliyiinta Maraykanka


Shirkadaha xawaaladaga dalkan Maraykanka ayaa sii wada kulmada ay la leeyihiin mas’uulyiinta dawladda Maraykanka iyo madaxda Gobollada sidii si buuxda loogu soo clein lahaa adeegyada xawilaadaha.

Dhinaca kalena shirkaduhu waxay dadweynaha ku wargeliyeen qaab cusub oo sahli kara inay shirkaduhu sii wadaan dirista lacagaha. Sahra Ciidle Nuur ayaa kulan iyo qaababka cusub ee dirista lacagaha ka warasatay Cusmaan Maxamed Geedeeye Maamulaha Laanta Xawaaladda Dahabshiil ee Virginia.

Xawaaladaha Soomaalida
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:56 0:00

XS
SM
MD
LG