Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Waddaniyadda


Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxa marti noogu ah Ismaaciil Geeldoon oo ah qoraa Soomaaliyeed, waxana uu ku jawaabayaa su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA oo meelo kala duwan jooga.

Barnaamijka waxa inoo soo diyaariyey Maxamed Cabdi Sandhere.

Dhageyso Barn. Waa Go'aankaaga
please wait

No media source currently available

0:00 0:56:38 0:00

XS
SM
MD
LG