Isku xirrada

Dalka Somalia iyo Amniga Internetka


Xiliyada dambe waxa soo badanaya adeegsiga teknolojiga macluumaadka ama Information Technoljiga, kaas oo horumar weyn laga dhaxlo. Waxa taas barbar socda cabsida laga qabo in xogaha muhiimk ah la kala xado.

Haddaba xagee ayey Somalia arrintaas ka joogtaa.

Maxamed Cabdi Sandhere ayaa arrimahaas ka wareystay Ismaaciil Daahir Cusmaan oo ku takhasusay amniga dhinaca internetka iyo teknolojiga macluumaadka. Waxana uu Ismaaciil marka hore ka hadlayaa adeegsida dalwadda Somalia ee teknolojigan.

XS
SM
MD
LG