Isku xirrada

Somaliland: Wasiirkii Maaliyadda oo Is-casilay


Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland C/casiis Maxamed Samaale ayaa xalay iska casilay xilkii habeen hore loo magacaabay ee Wasiirka Waxbarashada.

Wariyuaha VOA C/xakiin maxamuud Shirwac ayaa wasiir Samaale ku waraystay magaalada Hargeisa.

XS
SM
MD
LG