Isku xirrada

Martida: Gen. Siciid Dheere Taliyaha Ciidamada Puntland


Barnaamijka Martida Makrafoonka ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay dagaallada ay dawladda Puntland kula jirto ururka Alshabaab gaar ahaan dagaallada ka socda buuralayda Galgala.

Waxaana barnaamijka Marti ku ah Generaal Siciid Maxamed Xirsi Taliyaha Ciidamada Puntland, Haaruun Macruuf ayaa inala socodsiinaya.

XS
SM
MD
LG