Isku xirrada

Iskushaandheyn Lagu Sameeyay Xukumadda S.Land


Xukuumadda Somaliland ayaa lagu sameeyay isku-shaandhayn, iyadoo xilalkii ay hayeen laga qaaday qaar ka mid ahaa golaha wasiirada Somaliland, halka kuwo cusub na la magacaabay.

Isku-shaandhayntan ayaa sidoo kale magacaabis iyo xil-ka-qaadis lagu sameeyay qaar ka mid ah hoggaanka sare ee Ciidamada.

waxaa kaloo isbedello iyo magacaabis lagu sameeyay agaasimayaal iyo madaxda heyado madax banaan.

Wariyaheena magaalada Hargeisa Barkhad Kaariye ayaa warbixintan soo diray.

XS
SM
MD
LG