Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal ka Dhacay Ceel-Baar oo ka Tirsan Bakool


Wararka ka imanaya degaanka Ceel-Baar oo u dhaxeeya degmooyinka Waajid iyo Buur-dhuxunle ee Gobolka Bakool ayay manata ka dhaceen dagaallo culus oo u dhexeeya ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa ururka al-Shabab.

Mas’uuliyiinta dalwadda ayaa sheegay in khasaare culus gaahdsiiyeen dhinaca al-Shabab balse ilaa haatan ma jirana warra madaxbannana oo tirokoob sax ah ka bixinaya dhimashada uu sabababay dagaalkan. Ismaaciil Xusene Frajar ayaa dagaalkan ka waraystay Guddoomiyaha Degmada Waajid Xasan Aadan Cali “Gardhuub”

Dagaal ka dhacay Ceel-Baar
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:28 0:00

XS
SM
MD
LG