Isku xirrada

Dad loo Qabtay Weerar lala Beegsaday Guddoomiyaha Bari


Dekedda Boosaaso

Dekedda Boosaaso

Mas’uuliyiinta Maamul Goboleedka Puntlad ayaa qabqabtay dad badan oo lala xiriirinayo weerar xalay lagu qaaday hoyga Guddoomiyaha Gobolka Bari.

Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay hal qof oo ahaa ilaalada guriga Guddoomiyah.

Shir jaraa’id oo uu maanta Guddoomiyaha Bari Cabdisamad Maxamed Galan, uu ku qabtay magaalada Boosaaso ayuu ku sheegay inaanu ka hor dhacaynin baadhitaanka socda.

Faahfahinta warkan qaybta hoose ee boggan ka dhegayso.

XS
SM
MD
LG