Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxtooyada oo Hoobiyayaal lagu Tuuray


Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in hoobiyayaal lagu tuuray xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia ee magaalada Muqdisho. Hoobiyayaashan ayaa ku dhacay bannaanka hore ee madaxtooyada, waxaana lagu soo warramayaa inay dhaliyeen dhimasho iyo dhaawac.

Weriyaha VOA, Seynab Abukar ayaa warbixintan Muqdisho ka soo dirtay.

Weerar lagu Qaaday Madaxtooyada Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:09 0:00

XS
SM
MD
LG