Isku xirrada

Somalida Maraykanka oo Cambaaraysay Alshabab


Waxaa si weyn loo adkeeyay ammaanka suuqa weyne ee Mall of America kaddib markii ay maleeshiyada Alshabaab ku hanjabtay in ay weerar ka geystan doonto suuqyada waaweyn ee waddamada reer galbeedka.

Bulshada Soomaalida ee Gobolka Minnesota ayaa si xooggan u cambaaraysay hadallada kasoo yeedhay ururka al-Shabab.

Jeylaani Maxamed Xuseen waa Madaxa Hay’adda Xiriirka Islamaka iyo Maraykanka ee Gobolka Minensota. Haaruun Macruuf ayuu uga warramay dareenka bulshada

XS
SM
MD
LG