Isku xirrada

Dab ka kacay Suuqa Black Sea


Sawir hore

Sawir hore

Dab xooggan ayaa maanta ka kacay suuqa shidaalka lagu iibiyo ee Black Sea ee degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho. Dabkan ayaa lagu soo warramayaa inuu dhaliyay khasaare ba'an.​

Kooxaha dab-damiska oo tagay goobta uu dabku ka kacay ayaa isku dayay xakameynta iyo daminta dabkan.

Wali si rasmi ah looma oga waxaa sababay in dabku dhasho, balse wararka ayaa sheeegaya in dabku ka kacay mid kamid ah bakhaarada shidaalka lagu keydiyo ee suuqa.

XS
SM
MD
LG