Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Geelle oo Beledweyne Booqday (Sawirro)


Safarka Beledweyne ee Madaxweynayaasha Djibouti iyo Somalia.
Safarka Beledweyne ee Madaxweynayaasha Djibouti iyo Somalia.
Dhageyso warbixinta Safarka labada Madaxweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:23 0:00

Madaxweynayaasha Djibouti iyo Soomaaliya ayaa maanta tagay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay kula kulmeen madaxda iyo ciidamada AMISOM.

Labada madaxweyne ayaa sidoo kale kulan la qaatay hoggaamiyayaasha bulshada Beledweyne, waxayna ku baaqeen in la joojiyo colaadda beelaha ku dhexmarta gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa booqasho laba maalmood ah ku tagay Soomaaliya, isagoo shalay ka qeybgalay xus magaalada Muqdisho lagu qabtay oo ku aadan maalinta caalamiga ah ee afka hooyo.

Magaalada Beledweyne waxaa ku sugan ciidamo ka socda Djibouti oo qeyb ka ah howgalka AMISOM.

XS
SM
MD
LG