Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Isgaadhsiinta Somaliland oo la Isku Xidhayo


Somaliland iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta ee ka hawlgala halkaas ayaa ku heshiiyay in la isku xidho khadadka isgaadhsiinta.

Ujeedada tallaabadan ayaa inay suurtogasho in laba qof oo kala isticmaalaya laba shirkadood ay u wada hadli karaan, taas oo aan hadda jirin.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Faysal Cali Sheekh, ayaa arrintaa iyo wixii lagu heshiiyaba waxaa uu uga warramay VOA.

Waraysiga Agaasimaha ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Waraysi ku saabsan isku xidhka shirkadaha Isgaadhsiinta ee Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:28 0:00

XS
SM
MD
LG