Isku xirrada

Faaqidaadda: Dhismaha Xukuumada Cusub


Ra'iisul-wasaare Sharmaarke

Ra'iisul-wasaare Sharmaarke

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadkan waxuu ku saabsan yahay xukuumada cusub iyo waxa ay ku qabankarto mudda dhiman, iyo suurtagal ahaanshiyaha in laga baaqsado qalaaso siyaasadeed oo kale oo dhex maro madaxda dalka.

Barnaamijka oo ay noo soo diyaarisey Sahra Abdi Ahmed, qeybta hoose ka dhagayso isagoo dhamaystiran.

XS
SM
MD
LG