Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsade lagu Dilay Beledweyne


Beledweyne
Beledweyne

Nin dablay ah ayaa aroornimadii hore ee Saaka ku toogtay Magaalada Baledweyne Nin Ganaacsade ah oo laga yaqaanay Gobollada Dhexe ee Soomaaliya.

Ganaacsadaha oo lagu magacaabi Jiray Cumar Maxamed Nuur oo loo yaqiinay Xaaji Quurow ayaa lagu dilay Xaafada Howlwadaag waxaana mudooyinkan dambe uu waday Mashaaricda Dib u dhiska Xaruumahii danta guud sida xafiisyada Maamulka heer gobal iyo dagmo.

Qofka dilka geystay ayaa ka baxsaday, ciidamada amniguna waxaa ay sheegeen inay wadaan baadhitaano.

XS
SM
MD
LG