Isku xirrada

Dayuurado Duqeeyey Shabeelada Hoose


Dayuurado aan la garaneynin cid iska leh ayaa duqeeyey deegaano ka tirsan gobolka Shabeelada Hoose ee Somalia, halkaas oo maamulka gobolku uu sheegay inuu khasaare ka dhashay.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose ayaa VOA uga waramay weerarka

XS
SM
MD
LG