Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaadka la Geeyo Somalia oo la Joojiyay


Qaadka
Qaadka

Qaadka laga keeno Kenya ee la geeyo bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya ayaa la joojiyay.

Ganacsatada qaadka ayaa sheegay in joojiyeen qaadka ay Soomaaliya geyn jiray kadib markii sida ay sheegeen la kordhiyay lacagaha canshuuraha ee looga qaado Soomaaliya, sidoo kalena ay kor u kacday qiimaha ay uga iibsadaan beeralayda Kenya.​

Haddaba sideed u aragtaa talaabadan qaadka lagu hakiyay, saameyn intee le'eg ayayna keeni kartaa? Fadlan aragtidaa ka dhiibo bogga aan ku leenahay Facebook.com/voasomali1

XS
SM
MD
LG