Isku xirrada

War Deg-Deg ah

300 oo African ah oo ku Dhintay Mideterraneanka


Hay'adda UNHCR ayaa sheegtay in 300 oo qof oo muhaajiriin Afrikaan ah loo malaynayo inay ku dhinteen xeebaha badda Mediterraneanka, iyagoo doonayay inay gaaraan Talyaaniga.

Hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay UNHCR ayaa sheegtay in sidoo kale 100 kale la laayahay

Dadkan ayaa saarnaa doonyo yaryar oo Sabtidii ka soo baxay dalka Libya iyaga oo doonayay inay gaaraan xeebaha Talyaaniga.

Tirada Doonyahan ayaa ahaa afar waxaana la helay saddex ka mida.

XS
SM
MD
LG