Barnaamijka Waa Go'aankaaga oo aan toddobaadkan kaga hadlayno Dhalinyarada iyo Xagjirnimada ayaa waxa marti ku ah Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Cumar, Imaamka Masjidka Abuubakar ASiddiiq ee Minneapolis.
Barnaamijka waxa inoo soo diyaariyey Maxamed Cabdi Sandhere.