Isku xirrada

Xasan Kuuriya oo Geeriyooday


Wariye Xasan Kuuriya

Wariye Xasan Kuuriya

magaalada Hydara Bad ee dalka Hidiya waxaa ku geeriyooday Allaha u Naxaristee Xasan Ciise Cali “Kuuriya” oo ahaa suxufi muddo dheer kusoo jiray saxaafadda Soomaalida. Maxamed Colaad Xasan ayaa warbixinta arrintaas ku saabsan inooga diyaariyay.

XS
SM
MD
LG