Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ka Dhacay Deegaan Alshabab Maamusho


Faaqidaadda: Midowga Al-Shabab iyo Al-Qaacida
Faaqidaadda: Midowga Al-Shabab iyo Al-Qaacida

Wararka ka imanaya Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegay in qarax uu ka dhacay degaan dhinaca Bari kaga beegan magaalada Diinsoor.

Dadka degaanka ayaa sheegay inay maqaleen qarax xooggan oo ka dhacay goob tuulo ah degaan uu ka taliyo ururka al-Shabab.

Ilaa hadda ma cadda waxa sababay qaraxan inay yihiin duqayn cirka ah iyo walxaha qarxa oo goobtaasi yaallay. Sidoo kale ma cadda cidda wax ku noqotay.

Wixii kusoo kordha idaacadahayaga dambe ayaad ku maqli doontaan

XS
SM
MD
LG