Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxa marti ku ah Khadra Maxamed Shire, madaxa Xarunta Daryeelka Haweenka iyo Caruurta Soomaalida ee gobolka OHIO, kana hadlaysa dhibaatada uu gacan ka hadalku u keeno qoysaska Soomaalida.
Barnaamijka waxa inoo soo diyaarisay, soona jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.