Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Walaaca laga Qabo Mustaqbalka af-Soomaaliga


Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhowaan amray in xafiisyada Dawladda lagaga shaqeeyo afka Somaliga, hadalka Madaxweynaha ayaa ku soo beegmay iyada oo toddobaadkan la xusay 42- Guuradii ka soo wareegtay markii la qoray afka Soomaaliga.

Hadalka Madaxweynaha ayaa yimi xilli uu sii kordhayo walaaca laga qabo in koritaanka Afka Soomaaligu uu hoos u dhacayo.

Haaruun Macruuf ayaa arrimahan ka waraystay Maxamed Cumar Dalxa oo hore u soo ahaan jiray Macalin afafka ah oo ka tirsan Jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed, haatanse ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somalia, ugu horrayn wuxuu sharxayaa fikirka uu ka qabo korodhka hay'adaha Waxbarashada ee wax ku bara ardayda afafka aan Soomaaliga ahayn:

please wait

No media source currently available

0:00 0:16:43 0:00

XS
SM
MD
LG