Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Safarkii Madaxweynaha Turkiga oo dib u dhacay


Waxaa maanta baaqday safar la filayey inuu magaalada Muqdisho ku tago Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, dib u dhigista safarka Madaxweyne Erdogan ayaa timid ka dib geerida ku timi Boqorkii hoggaamin jiray dalka Sucuudiga Boqor Cabdallah awgeed.

Ilaa hadda ma jirto taariikh rasmi ah oo loo qabtay booqashada Madaxweyne Erdogan.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isna ka tacsiyeeyey geerida ku timi Boqorkii hoggaamin jiray dalka Sucuudiga, Weriyaha VOA ee magaalada Muqdisho Seynab Abuukar ayaa warkan soo dirtay:

please wait

No media source currently available

0:00 0:01:03 0:00

XS
SM
MD
LG