Jaaliyadda Djibouti ee gobolka Minnesota ayaa magaalada Minneapolis ka furtay xafiis caawin doona jaaliyadda.
Xaflad xafiiskan lagu furayay ayaa xalay dhacday, waxaana waxaa ka qeybgalay safiirka Djibouti ee Maraykanka, qunsulka, marti iyo waliba jaaliyadda Djibouti ee gobolka degan.