Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in R/wasaare Cumar C/rashiid uu ka laabtay xukuumaddii uu dhwaan soo dhisay
Talaabadan ayaa ku soo beegmaysa Iyadoo la filayay in baarlamaanku uu saaka oo Sabti ah cod u qaado
R/wasaaraha ayaa qoraal arrintaasi ka hadlaya xalay u gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka .
Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso warbixin arrintaasi ku saabsan.