Isku xirrada

Gedo: Halista Faafista Cudurka Jadeecada


Dhakhaatiirta Soomaalida ayaa ka digey inuu sii faafi karo cudurka Jadeecada oo laga helay Gobolka Gedo gaar ahaan degaan u dhow magaalada Buurdhuubo.

Dhakhaatiirtu waxay sheegeen in tallaalka oo yar isla markaana aan gaadhin meelaha qaarkood inay ugu wacan tahay inuu cudurkani dillaaco.

Dkhaatiirta ayaa sheegay inay dhinteen ilaa shan qof saddexdii toddobaad ee u damabeeyey, inkastoo dadka degaanku ay tirada dhimashada gaadhsinayaan illaa sagaal qof.

Haaruun Macruuf ayaa arrimahan ka waraystay Dr Cabdikariim Casayr oo ah dhakhtar ku xeeldheer tallaalada cudurrada.

XS
SM
MD
LG