Isku xirrada

Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Waalidka Da'da Yar


Waa Go'aankaaga

Waa Go'aankaaga

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay Dhallinyarada iyo Waalidka Da'da Yar oo aan ku eegayno dhibaatada ay la kulmaan dadka yaraanta ku guursada, iyaga oo aan diyaar u ahayn waalidnimada.

Barnaamijka waxa marti ku ah Khadra Maxamed Shire oo madax ka ah Xarunta Horumarinta Dumarka Soomaaliyeed oo ku taalla magaalada Columbus ee gobolka Ohio.

Waxa barnaamijka soo diyaariyey, inalana socodsiinaya Maxamed Cabdi Sandhere.

XS
SM
MD
LG