Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaallo ka Dhacay Buuralayda Galgala


Dagaal qadhaadh ayaa la sheegay in xalay iyo maanta uu ka dhacay buuralayda Galgala ee Puntland, dagaalkaasina waxa uu u dhexeeyey ciidamada amniga ee Puntland iyo maleehsiyada Al-Shabab oo muddoba ka dagaalamaysey buularaydaasi.

Khasaaraha dagaalladan ugu dambeeyey ayaan ilaa hadda caddayn.

Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa la xidhiidhay dadka degaanka warbixintan ayeyna nooga soo dirtay.

Dagaalka Galgala
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:32 0:00

XS
SM
MD
LG