Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Dhacdooyinkii Caalamka ee 2014


Barnaamijka Wicitaanka Dhegaystaha ee Toddobaadkan waxaa marti innoogu ah Naasir Maxamed Cali oo ah Cilmi-baadhe iyo Macalin Jaamacadeed, Naasir wuxuu Shahaadada Master ku haystaa Xidhiidhada Caalamiga ah iyo Amuuraha Afrika.

Toddobaadkan waxaynu barnaamijkeenna ku eegi doonnaa Dhacdooyinkii ugu waaweynaa Caalamka ee sannadkii tegey iyo saamaynta ay dunida ku yeesheen; qaar ka mida dhegaystayaasha ayaa suaalo kala duwan weydiin doona Naasir Maxamed Cali.

Barnaamijka Wicitaanka Dhegaystaha waxaa inala socodsiinaya Ismaaciil Xuseen Farjar:

Barnaamijka Wicitaanka Dhegaystaha 01 04
please wait

No media source currently available

0:00 0:24:19 0:00

XS
SM
MD
LG