Isku xirrada

Martida: Ergayga Qaramada Midoobay Nicholas Kay


SRSG Nick Kay

SRSG Nick Kay

Barnaamijka Martida makaroofanka ee todobaadkan waxaan idinku heynaa wareysi uu wariyeheena Haruun Macruuf la yeeshay Ergeyga Gaar ah ee Qaramada Midoobay ee Somalia Nicholas Kay. wareysigan ayuu Mr. Kaga hadlayaa qodobo kala duwan, gaar ahaan waxa u qabsoomay xafiiskiisa sanadkii la soo dhaafay iyo arimaha amaanka ee Somalia.

Barnaamijka oo dhageystiran halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG