Xidhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaale oo ka mid ah xildhibaanada Somaliland ee laga soo doorto Gobolka Awday ayaa ka jawaabay, isla markaana naqdiyay hadal shalay ka soo yeeray madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo ku aadanaa qadiyadda Gobalka Awal.
Xildhibaanka ayaa u waramay wariyeheena Hargeisa Cabdixakiin Maxamud Shirwac.
Halka hoose ka dhageyso.