Isku xirrada

Dhacdooyinkii Dunida ee 2014


Waa barnaamij gaar ah oo VOA ka diyaarisay dhacdooyinkii u weynaa ee dunida ka dhacay sannadkii 2014.

Caalamka waxaa sanadkaan 2014 soo maray dhacdooyin kala duwan, kuwaasi oo qaarkood ay ka dhasheen xiisado hor leh oo ilaa imika socda, sida xiisadda Ukraine iyo Ruushka u dhaxaysa

Sidoo kale waxaa sii socday xiisado hore oo aan wali xal loo helin, sida mushkiladda Bariga dhexe oo wali taagan.

Waxa markale soo laba kacleeyay cudurka halista ah ee Ebola oo si xawliya ku faafay dhacdooyin kale.

Qaybta hoose ka dhegayso Barnaamij gaar ah oo arrimahan ka hadlaya:

XS
SM
MD
LG