Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Pentagon-ka oo Xaqiijiyay Dilka Cabdishakur Tahliil


Alshabab
Alshabab

Wasaarrada Gaashaandhigga ee Maraykanka ee Pentagon-ka ayaa xaqiijisay goor dhwoayd in Maraykanku uu duqayn cirka ah ku dilay Taliyihii sirdoonka iyo amniyaatka ee Al-Shabab Cabdishakur Tahliil.

Af-hayeenka Wasaaradda Gaashandhigga ee Pentagonka Admiral John Kirby ayaa goor dhowayd boggiisa twtterka ku xaqiijiyey in dilkaasi uu dhacay 29-kii Disiambar oo ku beegnayd Sbatidid.

Dawladda Soomaaliya ayaa iyaduna shalay xaqijisay dilka Cabdishakuur Tahliil.

Dawladda Soomaaliya waxay sheegtay in Tahliil uu beddelay Sakariye Ismaaciil Xirsi oo dawladda Soomaaliya sheegtay inuu ku jiro gacanta hay'adda NISA.

XS
SM
MD
LG