Isku xirrada

Wicitaanka Dhageystaha: Ismaaciil Miicaad


Barnaamijkena wicitaanka dhageystaha waxa uu todobaadkan ku saabsanyahay dhibaatada dhalaanka qurbaha heysata. Waxaa marti ku ah Ismaaciil Aaden Miicaad oo madax u ah urur lagu magacaabo qoys.

Waxaana inta uu barnaamijka socda su’aalo ku weydiin doona qaar ka mid ah dhageystayaasheena.

Barnaamijka oo dhageystiran halka hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG